The senseless war for power thirst between Fano and TPLF is destroying Ethiopia and its people! Video!!

The senseless war for power thirst between Fano and TPLF is destroying Ethiopia and its people! Video!!

ፋኖ ይሸሻል አይገልፀውም

Muqaal cusub Dagaalka kasocda woqooyiga itoobiya gaar ahaan gudaha deegaanka Axmaarada Aaga Dagmada muja oo udhaw Magaalada taariikhiga ah
ee Lalibela
sida muqaalkan kamuuqata kooxda tigreega ayaa kusii siqaysa gudaha Gobalka wollo ee ismaamulka Axmaarada shalay ayuu Afayeen uhadalay ismaamulka deegaanka Axmaarada uu saxaafadda usheegay innay burburiyeen kooxda TPLF oo ayna mardabe halis kagga iman doonin