Muktar Mohamed, editor of Cakaaranews, the official website -Somali state soil

The below post by Muktar Mohamed, editor of Cakaaranews, the official website of the Somali region which describes itself as “the only website on the Somali state soil”, is replete with utterly disgusting and hateful epithets. It celebrates and glorifies the subjugation of Oromos in the hands of previous regimes and threatens to subdue the Oromos and “change their names like they were forced by Amharas”.

According to a Somali contact with a deep knowledge of the region and the Horn of Africa more broadly, Muktar Mohammed “could not have posted it without the knowledge and approval of Abdi Iley.”

https://www.facebook.com/muktar.mohamed.543/posts/1358371170956478

Via: Awol Kassim Allo

Negeri Lencho waan isnaqaanaa oo waxaa gaadhay wakhtigii cabsi darteed magaca la idiinka badali jiray haddii ay markii hore axmaaro badashay magacii awowgaa hadda aniga oo soomali ah ayaa magaca kaa badali kuguna soo celin magacaagii hore ee islaamka ahaa.
waan garanayaa oo intaasi ayaa kaa dhex guuxaysa wax kale ma raadinasid. Haddii ayna intaasi kaa dhexguuxay oo aad doonaysa in aad sidaasi ku joogto waxaad sheegtaa runta si aad nooga nabadgasho Aniga ayaase ku tilmaami Negeri Lencho iyo inta la aragtida ah. horta waxaad iswaydiisaa ayaa dambiga galay oo mutaystay in sharciga la horgeeyo ayaa jabiyay dastuurka dalka? aan ku tilmaamee cida dambiga gashay waa cidii xasuuqday 52 qof hantiilayaasha ahaa soomalida ahaa ee lagu gawr-gawracay magaalada hawaday ee ay oromadu ku xasuuqday. Marka labaad waxaa dambiga galay dadkii cusbitaalka yabeela ee deegaanka oromada ku gubay 8 qof oo soomali ah dab-qabadsiiyay halkaasina ay ku nafwaayeen 8daa qof ee soomaali ahaa islamarkaana daawayn loo keenay cusbitaalka yabeela balse lagu gubay iyaga oo ay faleembadu ku socoto. 

Haddaba, dadka dambiga galay waa dadkaasi. Ee car waxaad ii sheegtaa halka qof oo ah oromada ah lagu dhex dilay ama dad lagu dhex-xasuuqay gudaha deegaanka soomalida waa xaqiiq in ayna jirin hal qof oo lagu dhex dilay gudaha deegaanka soomalida. Haddaan nahay soomali waalana yaqaanaa oo dad nagu dhexnool sidiina xaquuqimayno ee adiga lencho ah ayaan aakharo kuu diraynaa kaliya waxaan tixgalinaynaa nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha, dastuurka dalka iyo nidaamka faderalismka ah ee waa hore ayaan tolkaa oo dhan intii cabsida u gaalayday ugu so celin lahaa islaamnimadoodii hore.
Waxaa kale oo aan kuu sheegayaa in ayna jirin dad oroma ah oo deegaanka soomalida laga soo barakiciyay ee waxaad barakicin u haysataa dadka oromada ah ee tuugsanayya iyo hablihii jaariyadah(shaqaalaha guryaha) noo ahaa dadkaasina si nabadgalyo ah ayaan deegaankooda ugu soo celinay ee maxay ka barakaceen. waxaa barakac la yidhaahdaa dadka degan ama ganacsato ah ee laga barakiciyay meesha ay dagan yihiin waar dadka duugsanaya marka horeba dulsaar ayay nagu ahaayeen. Waanan kuu soo nabad celinayay deegaankaaga balse adigu shacab aad soo xasuuqday oo aad go’gaysay ayaad maydadkoodii nookeentay.