Abdi Illey’s liyu police firing live bullet on peaceful protesters in Qabri dahar

Abdi Illey’s liyu police firing live bullet on peaceful protesters in Qabri dahar

Waa cajaladii ugu horeysay ee iga soo gaadha mudaharadka lagu diidanyahay Cabdi iley iyo ilma adeeradii ee kasocda magaalada Qabridahar. Kumanaan shacab ah ayaa isoogu soo baxey dilkii Marxuumad Tayasir Cumar food kadib.

Xaalada ayaa uxun waxaana socda dagaal toos ah oo udhaxeeya maleeshiyada deegaanka iyo canaasirta Cabdi iley iyo ilma adeeradii, khadkii waa lajarey, balse cajalado kale ayaan soo galin insha allah mardhow. Shacabka ayaa ku dhawaaqayey Cabdi iley iyo qoyskiisuu magaalada hanooga guuraan

Abdirashid Ali Shuaa